| |
Hawlgabka wadnaha: Goorta gargaar loo wacdoSomali translation of Heart failure: When to call your health care provider
English | Spanish | Hmong | Russian
Marka dhibaatooyin ama walwal ku hayo, wac dhakhtarkaaga ama bixiyahaaga daryeel caafimaad. Dheh, "Wadnahaa ayaa la iga hayaa calaamadaha aan isku arkayna waa …"
dhib neefsashada ah oo kugu cusub, ka sii daraya, ama aad isku aragtid marka aad jiif isku kala bixisid; ama aad habeenkii toostid iyada neeftu ku hayso | daal, tabar-dari, awood-dari, dawakh | laab xanuun aan kaaga tagin isticmaalka naytrogilisiriin (nitroglycerin) |
|  |  |
qufac aad habeenkii isku aragtid ama aan kaa tagaynin | cago, kuraan/canqaw iyo lugo ka barar badan intii caadiga ahayd | lallabo ay weheliso sbarar, xanuun iyo danqasho ah caloosha |
|  |  |
korodh miisaan oo ah 3 rodol gudaha hal maalin ama 5 rodol gudaha hal todobaad |  |  |
Wac 911 haddii:
- Aad suuxdid
- Si weyn neeftu kuu dhibayso ama aanad hadli karin sababta oo ah neefta oo kugu dhagan
- Aad qabtid xanuun laabta ah oo daran oo aan kaaga tagin isticmaalka naytrogilisiriin (nitroglycerin), ama aad qabtid garaac wadne oo dhakhso iyo siyaado ah
© All illustrations copyright Allina Health System.
Heart failure: When to call your health care provider
Source: Allina Patient Education, Heart Failure, cvs-somali-ahc-13798
First published: 10/01/2006
Last updated: 10/01/2006
Reviewed by: Allina Patient Education experts
|